Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir karaare oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay Sanadkaan diyaariyeen Qorshayaal Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka...
Read moreXukuumadda Washington ayaa markale ku celisay in dalka Pakistaan laga jarayo dhammaan kaalmada dhaqaale ee dhanka ammaanka ee uu dalkaasi siinjiray Mareykanka,kadib markii lagu eedeeyey Pakistaan in ay wax ka...
Read moreWararka ka imanaaya Dalka Itoobiaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan weerarada ay Qowmiyadda Oromada ay ku bartilmaameedsanayso bulshada Soomaaliyeed ee kunool Dalkaasi. Falkii ugu dambeeyey ayaa xalay lagu weerara...
Read moreWasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tafaasiil dheeraada ka bixisay Labaynta iyo Dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaasoo maleeshiyaadka Nabad iyi nolal diidka ah ee AL shabaab kula jira Dagaal...
Read moreMudane Xasan Abshir Maxamed Guddoomiyaha Guddiga SHaqaalah Rayidka Soomaaliyeed oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku so bandhigaysay waxqabadkeeda ayaa ka hadlay sida ay...
Read moreAjendaha Golaha waa dhageysiga warbixin ku saabsan Arrinta Xuduuda ee Degmada Baladxaawo iyo Xiritaanka Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Aqalka Sare. Senater C.laahi Sh Ismaaciil Fartaag ayaa Golaha Siiyey Warbixin ku...
Read moreMunaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka iyo Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa hadda ka socota Muqdisho, iydoo ay ka qeyb-galayaan Munaasabadda Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale....
Read moreMunaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka & Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda ka socota Muqdisho. Waxaa ka qeyb galaya Wasiiro uu kamid yahay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Xasan ayaa maalmahan socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Sool iyo Sanaag. Wasiirka oo la hadlay...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho