Taliyaha Qeybta 43 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya general Ismaaciil Saxardiid oo wareysi gaar ah siiyay Wakaalada SONNA ayaa sheegay in xoggo ay heleen ay sheegayaan in Horjoogaha ugu sareeya Aragagxisada Al shabaab Axmed Diiriye uu...
Read moreWaxaa magaalada Muqdisho maalintii Labaad ka soconaya wejigii 2-aad shirkii London ee arrimaha Soomaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Soomaaliya,kuwa dowlada Goboleedyada iyo saaxiibada beesha Caalamka,waxaana lagu...
Read moreWaxaa shalay Magaalada Antalya ee Dalka Turkiga ka furmay tababar heer caalami ah oo la xiriira warbaahinta kaasoo ay ka qeyb galayaan wariyeyaal ka socda Waraabinta Qaranka Soomaaliya. Ilknur oo ah...
Read moreXildhibaan Garaad Yuusuf Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii Dalka Jabuuti ku gaareen Madaxda Galmudug iyo Culumo...
Read moreWaxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo geba gebeynayaa wejigii 2-aad ee shirkii London ee arrimaha Soomaliya,kaasi oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ka Furay Magaladda Muqdisho...
Read moreMaxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday Rag ka tirsan Maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al shabaab ku waaoo loo hayso in ay ka dambeeyeen Qaraxyo ka dhacay Magaalada...
Read moreMuddo dheer oo jahwareer iyo niyad jab hayasatay qoysas muwaadiniinta wadamo 6 ah oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa waxaa sii kordhaya walaaca ay muujinayaan dadkaasi ka dib markii Maxkamadda...
Read moreWasiirka Wasaaraddda Amniga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin dhinacyo kala duwan taabanaysa ka bixiyay xaaladda Amniga Dalka. Maxamed Abuukar...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho