ku dhawaad 500 qoos oo Dad danyar ah ayaa waxaa maanta Hay,adda Bisha Cas ee Imaaraaadka oo kaashaneysa jimciyada SOHEDA u qeybisay deeq raashin ah oo ka kooban Bur,Bariis Baasto,Caano...
Read moreDowladda Yugaandha ayaa sheegtay iney diyaarisay 5,000 oo Ciidamo ah, kuwaas oo ka qayb qaadan doona howlgalka lagula dagaallamayo Ururka Al-shabaab ee Soomaaliya. Afhayeenka Ciidanka xoogga ee Dalka Yugaandha Janaraal;...
Read moreEmmnanuel Macron,madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay inuu ahmiyad siin doono deganaashaha Lubnaan ka dib markii booqasho aan horay loo sii shaacin uga bilaabatay dalka Sacuudiga. Booqasgada madaxweynaha Faransiiska uu ku tagay...
Read moreDiyaaradaha dagaalka ee Dalka Maraykanka ayaa duqeeyay fariimiso ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaanno ka mid ah Gobolka Baay. War saxaafadeed kasoo baxay taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay...
Read moreWasaarada Gadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug ayaa sheegtay in la dar dar galin doono howlaha shaqo ee garoomada diyaaradaha ee ku yaala deeganada Galmudug kadib kormeer wafdi uu horkacayo wasiirka...
Read moreGolaha guud ee Qaramada midoobay ayaa mar kale u doortay inuu ka mid ahaado garsoorka guud ee Maxkamadda dembiyada caalamiga ee ICC. Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Maxkamaddaasi garsoore kasoo...
Read moreRaiisul wasaare ku xigeenka xukuumada fadaraalka soomaaliya mudane mahdi maxamed guuleed khaddar iyo wafdi ay kamid yihiin wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo ciyaaraha iyo agaasimaha waaxda...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho