Magaalada Jowhar oo laga dareemaayo Qaban qaabada Madaxtinimo ee Hirshabeele.
Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ahna Caasimada Gobolka shabeelaha dhexe waxaa ka socda diyaar Garowga Doorashadda Madaxweynaha ee Maamulkaas taas oo dhici doonta 24 Saac kadib. Wariyaha Warbaahinta Qaranka...
Read more