Wasaaradda arrimaha dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay maamulka G/Banaadir-Sawirro
Wasaaradda arrimaha dastuurka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hanaanka dib-u-eegista dastuurka la yeelatay maamulka gobolka Banaadir. Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen guddoomiyaha...
Read more











