Hey’adaha amniga oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Al-shabaab
Howlgal xalay ciidamada Nabadsugida ay ka sameeyeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabab, sida u afhayeenka maamulka gobolka Banaadir , C/fataax Cumar...
Read more











