Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka koofur galbeed oo Buur-hakaba gaaray
Wefdi wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka koofur galbeed Soomaaliya ayaa gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, ayagoo kulamo la yeeshay qeybaha bulshada ee degmadaasi. Taliyaha booliiska gaarka...
Read more