Wasirka Cadaalada iyo Wasiirka Amniga oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka Asluubta iyo saraakiisha Asluubta ayaa maanta kormeerey xarunta taliska ciidanka, halkaas oo lagu xanaaneeyo carruur agoon ah iyo kuwo ku...
Read moreWada hadaladii ku saabsanaa barnaamijka Nugliyeerka dalka Iran ayaa laga gaaray heshiis hor u dhac ah maanta oo Talaado ah,balse waxaa la is weydiin karaa ma awoodi doonaan dalalka aduunka...
Read moreWasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda mudane Cismaan Daallo waxaa uu deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe,si loogu adeego dadka ku dhaqan gobolkaasi. Deeqdan dawada ah oo...
Read moreMudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ah ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Guddoomihii hore ee...
Read moreWasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa booqday Bangiga Dhexe oo maanta ay ka socotay bixinta mushaaraadkii shaqaalaha...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta oo maanta ka furmey magaalada Addis Ababa, ee caasimadda dalka Ethiopia....
Read moreDowladda Soomaaliya hadda ayay gudbisay dacwadda badda ee ka dhanka ah Kenya. Waxaa gacanta laga saaray, Diiwaan hayaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ku taal magaalada Hague, dalka Netherlands....
Read moreHey’adda bisha Cas ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo raashiin noocyo badan leh waxaa ay u qeybisay dad danyar ah oo ku nool magaalada...
Read moreWasaarada caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gudiyadda heerka qaran ee kala ah gudiga dabagalka iyo wax qabashadda waxyaabaha keena dhimashadda hooyadda uurka leh iyo gudiga wax ka qabashadda wax loo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho