Tahriibayaal ku geeriyooday Xeebaha Liibiya
Dooni ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub ayaa ku degtay xeebaha dalka Liibiya, waxaana wararku sheegayaan inay goobtaas ku qaraqmeen ugu yaraan 55 qof oo...
Read moreDooni ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub ayaa ku degtay xeebaha dalka Liibiya, waxaana wararku sheegayaan inay goobtaas ku qaraqmeen ugu yaraan 55 qof oo...
Read moreHogaamiyaha Ciidamada Suudaan ayaa muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay 72 saacadood oo xabad-joojin dheeraad ah,xilli ay sii socdaan dagaalada ay kula jiraan kooxda ka soo horjeeda ee ciidamada gurmadka...
Read moreWasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr; Cali Xaaji Aadan Abuukar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo dalka ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda J.F...
Read moreBoqortooyada Sacuudiga ayaa dalkeeda kusoo dhaweesay dad badan oo ka qaxay colaada ka taagan dalka Sudan, kuwaa oo markab ka raacay biyaha Sudan kana degay dekadda magaalada Jiddah. Wasaaradda Arrimaha...
Read moreWarbixinta Toddobaadlaha ah ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023 1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo bishii Ramadaan xaqiijiyay in...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Arrimaha...
Read moreAqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ka qeybgali doono shirka G7 ee 19-ka ilaa 21-ka May ka dhacaya magaalada Hiroshima...
Read moreWasiirka Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Cali Xaaji Aadan, oo Safar shaqo ku gaaray dalka Hindiya ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Gandhi Airport ee caasimada New Delhi. Wafdiga uu...
Read moreCiidanka xoogga dalka oo tageero ka helaya dadka degaanka ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab ka fara maroojiyay Tuulada Jameeco ee gobolka hiiraan, kadib weerar qorsheeysan oo ay halkaasi ku qaadeen xoogagga...
Read moreInta badan dalalka caalamka ee ay dadka ka jogaan dalka Suudaan ayaa ku mashquulsan daad-gureynta muwaadiniintooda ku sugan dalkaasi, gaar ahaan magaalada Khartuum, halkaas oo ay ka socdaan dagaallo xooggan...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho