Ciidanka XDS oo howlgallo ka fuliyay degaanno ay kudhumaleeysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta
Ciidanka Xoogga dalka, gaarahaan cutubyo ka tirsan Kumaandooska DANAB, ayaa howlgallo ka dhan ah Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ka fuliyay degaanno ay ku dhumaleeysanayeen oo u dhaxeeya Magaalada Beledweyne iyo degaanka...
Read more