Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxa hey’adda TIS-3 ee Soomaaliya
Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa hey’adda TIS-3 ee Soomaaliya Mr. Iftikhar Ahmed, iyada oo ay...
Read more