Wasiir Dowlaha Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirweynaha caalamiga ah ee Talleefanada Gacanta
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee taleefannada gacanta (Mobile World Congress) oo soo agaasimay Ururka Isgaarsiinta Moobeellada...
Read more











