Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray qaar ka mid ah Iskuulada ku yaalo Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo, kuwaas oo Dowladda...
Read more










