Ciidamada amniga oo Degmada Doolow ku qabtay gaari laga soo buuxshay walxaha Qarxa
Ciidamada Amniga Degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayaa fashiliyey gaari laga soo buuxiyey waxyabaaha Qarxa oo ay Khawaarijtu doonaysay in ay ku Gumaaddo Shacabka Degmadaas. Guddoomiyaha Degmada Doolow Maxamed Xuseen...
Read more











