Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee BJFS oo gaaray Magaalada Marakesh
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa gaaray Magaaladda Marakesh ee Wadanka Morocco Waxaana qeebta VIP Airport Manara ku soo dheweyey Guddoomiye...
Read more










