Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo daah furay diwaan galinta Xogta Tallaalka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa daah furey Munaasabadda Hanaanka casriga ah ee diiwaan gelinta xogta Tallaalka Soomaaliya. Munaasabadda waxaa ka...
Read more











