Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Ethiopia
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muktaar Mohamed Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Caasimadda Dhuusamarreeb....
Read more










