Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddoonka Aqalka Sare BJFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeen, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi...
Read more










