Aqoon-Isweydaarsi ku saabsan hoggaanka wanaagsan oo lagu qabtay Muqdsiho
Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta ka daah furtay magaalada Muqdisho Aqoon-isweydaarsi la xiriira hoggaaminta wax-ku-oolka ah ee hoggaanka Sare ee hay’adaha Cadaaladda iyo garsoorka Soomaaliya. Kulankan...
Read more











