Gudigga amniga KGS oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha gudaha KGS
Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed oo gudnaya waajibaadka ka saaran korjoogteynta iyo la-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda,ayaa Kulanka is-xogwareysi iyo isdhaafsasho warbixinno ku saabsan howlaha shaqo...
Read more











