Guddiga Gaadiidka G/ Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka Dekedaha iyo Badda
Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay, ayaa maanta Xafiiska Guddiga ugu yeeray Wasiirka Dekedaha iyo...
Read more