Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay X.Cabdullaahi Maxamed òo katirsan Golaha deegaanka Gothenburg
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Xildhibaan Cabdullaahi Mohamed Cabdullaahi oo ka tirsan Golaha deegaanka Magaalada Gothenburg...
Read more









