Guddoomiyaha G/Shacabka oo xafiiskiisa kulan ku la qaatay Safiirka Imaaraad-ka Carabta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Read more











