Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay madax ka socotay hay’adda UNFPA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay'adda UNFPA oo Gaaray Baydhabo. Madaxweynaha iyo Madaxa Hay'adda UNFPA, ayaa ka...
Read more











