Dood Wadaag ku saabsan Dowlad wanaagga oo lagu qabtay Gaalkacyo
Dood wadaagaan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug, oo ay ka arragti dhiibanayeen dad-weyne farabadan ayaa xalay ka dhacay magaaladda Gaalkacyo. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Wasiirka Warfaafinta Galmudug...
Read more











