Maamulka Gobolka Banaadir oo wado howlaha diyaarinta maalmaha xurriyadda
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, ayaa Magaalada Muqdisho ka wada u diyaar garowga Todobaadka Xorriyada Soomaaliya ee 26-ka june iyo 1-da Luulyo. Agaasime Kuxigeenka Waaxda Howlaha Farsamada...
Read more











