Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo muhiim ah kala hadlay Bangiga Adduunka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa madaxtooyda ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria Kwakwa iyo wafdi ay hogaamineysay. Madaxweynaha...
Read more











