Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay hantidhawrayaasha D.Gobaleedyada
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale,ayaa maanta kulan isbarasho ah aaladda fogaan-aragga kula qaatay Hantidhawrayaasha Dowlad Goboleedyada Jubaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland. Hantidhawrada Guud ee...
Read more









