Shacabka ku nool duleedka degmada Buuloburde oo billaabay abbaabul ka dhan ah Khawaarijta “SAWIRRO”
Bulshada ku nool degaanka Galmadoobe ee dhaca duleedka degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan, ayaa ku dhawaaqday inay u diyaar garoobeen ka qeyb-galka howlgllada ka socda galbeedka HirShabeelle. Xildhibaan Cabdiladiif Xaaji...
Read more











