Wasiir ku-xigeenka Awqaafta Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Wasiiradda D/Goboleedyada
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil Saalax Shariif Sayid Cali oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo...
Read more











