Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar Ka Mida Shaqaalaha Caafimaadka Oo Tababar Uga furmay Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Qaar Ka Mida Shaqaalaha Caafimaadka Oo Tababar Uga furmay Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Dowladda Federaalka oo la kaashanaysa hayadda Caafimaadka Adduunka (WHO) iyo ururka Caafimaadka dhimirka (SOMHA), ayaa tababar la xiriira Caafimaadka dhimirka iyo taageerada cilmi-nafsi u qabatay howlwadeenno Caafimaad oo ka kala socda 8 isbitaalada waawayn (shan isbitaal dowladdeed iyo saddex gaar loo leeyahay) ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Tababarkaan oo ah tababar Caalami ah oo loogu talo galay shaqaalaha Caafimaadka ee ka shaqeeya isbitaalada latacaala gurmadka dhaawacyada faraha badan waxaa kasoo qayb galay 204 howlwadeen Caafimaad oo ka kala socday Isbitaalada kala ah, Isbitaalka Madina, Isbitaalka Banaadir, Isbitaalka De-Martino, Isbitaalka Ex Digfeer, Isbitaalka Daru-Shifa, Isbitaalka Kalkaal, Isbitaalka Somali Sudanese, iyo Isbitaalka Keysaneey.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Shaqalahaan, ayaa markii uu tababarka u dhammaado waxaa rajo fiican laga qabaa inay ugu adeegaan cilmiga ay Barteen,Bulshadood u Baahan.

Previous Post

Shirka Hormarinta Ganacsiga Beerah Oo Laga Furay Maanta Muqdisho 

Next Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hirshabeele Oo Dhagax dhigay Suuqa Xoolaha

Next Post
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hirshabeele Oo Dhagax dhigay Suuqa Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hirshabeele Oo Dhagax dhigay Suuqa Xoolaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In