Urrur siyaasadeedka JSP oo daah furay ololaha Musharaxa Duqa Muqdisho.
Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si heer sare ah u qabtay munaasabad ballaaran oo lagu hawlgelinayay hawlwadeennada ololaha doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Munaasabaddan oo si weyn...
Read more










