Xoghayaha Cusub ee Golaha Shacabka Oo Xilka La Wareegay
Munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri), ayaa lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Munaasabada, ayaa waxaa...
Read more











