Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Gaalkacyo Oo Lagu Qabtay Xuska Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH ” SAWIRRO “

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Magaalada Gaalkacyo Oo Lagu Qabtay Xuska Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH ” SAWIRRO “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta Magaalada Gaalkacyo lagu qabtay isku soo bax-weyn oo lagu maamusayay munaasabada dhalashada Nabigeenii Muxamed NNKH, kaas oo ay ka qeybgaleen kumanaan dadweyna ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulada, Xildhibaannoda puntland iyo Galmudug.

Isku soo baxa maanta lagu weyneynayay Munaasabada Xuska dhalashada Nabigeenii Muxamed NNKH ee lagu qabtay Gaalkacyo,ayaa aheyd mid muujineysay isku duubnida Bulshada Ku nool Magaalada Gaalkacyo, iyo in isbadal dhanka Amniga ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa sidoo kale isku soo baxa qeyb ka ahaa Carruurta, haweenka, waxgaradka, dhallinyarada, Culimadda, Dariiqada Suufiyada ee Ahlu Sunna Waljameeca. kuwaas oo hormuud u ahaa xaflada sida weyn uga qabsoontay Magaalada Gaalkacyo.

Duqa Dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ku hadlayay magaca Maayarada degmada ee Puntland iyo Galmudug, oo ka hadlay madasha ” Waa wax weyn inaan muujino jeclaanta Nabigeena Muxamed NNKH.Waxaan kala dardaarmi shacabka Magaalada Gaalkacyo in laga wada shaqeeyo adkeynta Amniga iyo olalaha la dagaalanka Argagixisada, haddii aan, idinka ahaan laheyn,Marne suurta gal manoqoteen,In sinabad ah loo cibaadeeysto nolal iyo horumar kalane lama heleen”. AYUU YIRI Duqa Dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan.

Xildhibaan Bashiir Sheekh Axmed Cawaale oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Dowlada Gobaleed Galmudug,Oo ka hadlay Munaasabadda ” Waxaan idinkugu bishareynayaa inay jabeen Argagixisada loona baahan yahay in la isa sii raaciyo” Ayuu yiri Xildhibaan Bashiir Sheekh Axmed Cawaale

Ugu dambeyn Qaar ka mida Culumaddii madasha ka hadlay,ayaa si isku mid ah uga hadlay inay diyaar u yihiin Xorreynta Dalka ee laga xurraynaayo Kooxaha Argagixisada.





 

Previous Post

Dolwadda Soomaaliya Oo Mamnuucday Baahinta Wararka La Xariira Argagixisada 

Next Post

Salaad Roob-Doon ah Oo Maanta Lagu Dukaday Xudur

Next Post
Salaad Roob-Doon ah Oo Maanta Lagu Dukaday Xudur

Salaad Roob-Doon ah Oo Maanta Lagu Dukaday Xudur

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In