Madaxweynaha Puntland Oo Dhaggax Dhigay Wadadda Isku Xirto Magaalooyinka Sheerbi, Dhahar,Xingalool
Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku soo gaaray Degmada Dhahar ee Xarunta Gobalka Haylaan, ayaa dhaggax dhigay Waddo Isku xiri doonta magaalooyinka Sheerbi, Dhahar...
Read more











