Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday xarunta Safaaradda Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Baqdaad ee caasimadd dalka Ciraaq. Booqashada...
Read more










