Agaasimaha Tacliinta Sare oo daah furay Kulan socon doono seddex maalin
Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Tacliinta Sare Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ismaciil Yuusuf Cusmaan ayaa maanta furay kulanka bandhigga natiijada Cilmi-baaristii lagu sameeyay...
Read more











