Ciidanka Qaranka oo burburiyay bar Koontarool oo Khawaarijtu ku lahaayeen Deegaanka Busleey
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 144-aad ee ka tirsan Guutada October, ayaa maanta guul weyn ka gaaray howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Busleey ee gobolka Shabeellaha Hoose....
Read more











