Shir ku saabsan dardargelinta Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta amniga caasimadda Muqdisho, kaas oo ay ka soo qeyb galeen...
Read more











