Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Kalluumeysiga oo tababar uga furmay Shiinaha
Agaasimaha waaxda shaqaalaha ee Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya Marwo,Ikraan Maxamed Cabdullaahi oo madasha ka hadashay, ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin tababarkaan qiimaha badan,islamarkaana ka faa’ideysan doonaan qibradda iyo waayo-aragnimada...
Read more











