Aqalka Sare oo ansixiyay Xubin ka mid noqoneysa Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka qaranka
Golaha aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 4-aad ee kalfadhiga 7-aad. ee golaha waxaana ajandaha maanta uu anaa ansixinta xubin ka mid noqoneysa guddiga madaxa banaan...
Read more