Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Raadiyaha khamiis 19.03.2020
Barnamijka Bandhiga Radio muqdisho waxaa inta badan looga hadlaa dhacdooyinka caalamka ugu waa weyn ee taagan halkaan ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Radiyo raadiyaha
Read moreBarnamijka Bandhiga Radio muqdisho waxaa inta badan looga hadlaa dhacdooyinka caalamka ugu waa weyn ee taagan halkaan ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Radiyo raadiyaha
Read moreGuddiga Farsamada madaxa –banaan ee soo xulista Barlamaanka Koofur –galbeed ayaa ku dhawaaqay liiska cusub ee Xildhibaanada barlamaanka 2-aad ee koofur galbeed oo ka kooban 95 xubnood Guddigaan ayaa waxaa...
Read more15-ka Maarso, 2020 Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa ciidanka AFRICOM ee Mareykanka iyo ciidamada AMISOM ayaa shan (5) weerar oo cirka ah ku qaadey agagaarka magaalada Jannaale. Weerarka cirka ah...
Read moreCiidanka Xoogga dalka oo howlgal ay ka sameeyeen degaanka Jannaale ayaa gacanta Ku soo dhigay qabtay horjoogihii Canshuuraha maleeshiyaadka Al-shabaab ee Shabeelada hoose, Maxamuud Yuusuf Mansuur,howlgallo baaritaanno ah oo ay...
Read moreMuqdisho (RM): Shir deg deg ah oo looga Arinsanayo Diyaar-garoowga ka Hortaga Covid-19 oo u dhexeeya Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo Hay'adaha Caafimaadka, Nafaqada iyo Nadaafada ee Galmudug ayaa hada ka...
Read moreCiidamada booliska magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka ku guuleystay Inay gacanta Kusoo dhigaan Jaakad Nooca Qaraxyada loo isticmaalo oo kooxaha dhagar qavayaasha ay rabeen in ay ku...
Read moreMuqdisho (RadioMuqdisho): Ismaaciil Aadan Cadow, Cabbdikariim Nuur Maxamuud, Cabdi Jaamac Cabdi iyo Daahir Cali Cabdi ayaa loo soo xiray in ay ku lug la haayeen Qarax ka dhacay gurigii uu...
Read moreBarnaamijka Faaqidaadda wararka oo subax kasta ka bax Radio Muqdisho xilliga warka kaddib ayaa lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu xiisaha badan ee ku baxa warka aroornimo Halkan hoose ka dhageyso...
Read moreSafaaradda Soomaaliya ee Switzerland ayaa si rasmi ah u billaawday in Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Magaaladda Geneva ee dalkaasi ay siiso Baasaboorka Soomaaliga oo ka mid ah adeegyada ay...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho