Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada barakeysan ee Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya ahna Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada, Amiir Mohammed bin...
Read more











