Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka, oo garab ka helaya Ciidamada...
Read more










