Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo Muqdisho ku qabatay kulan lagu maamuusay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan lagu maamuusay xuska International *Women’s Day* , si loo muujiyo doorka muhiimka ah ee haweenku ku leeyihiin bulshada,...
Read more











