Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Sudan
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Khartuum ee Xarunta dalka Suudaan kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka dalkan Suudaan Xasabuu Maxamed Cabdiraxmaan oo ay...
Read more











