Maamulka Xeraale iyo Wasiiro ka tirsan Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa ka qayb galay siyaaradii Sheekh Yuusuf oo sanadkaan lagu dhigay magaalada Xeraale. Sanad waliba waqtigan oo kale ayaa la xasusaa...
Read moreDeeqdan lacagta ah ee ay maanta Ururka Dhallinyarada Milk-way Community Center ay gaarsiiyeen qaar ka mid ah qoysaskii ay eheladooda ku dhinteen qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Muqdisho ayaa ah...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga, halkaasi oo ay si diiran ugu soo...
Read moreMadaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 October 2017 qado sharaf u sameeyey guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo mas'uuliyiinta kale ee Guddoonka wehelinayseyba....
Read moreMadaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25 October 2017 waxa uu furay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Wakillada Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa...
Read moreMuqdisho, October 25, 2017 - Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa'uud oo howlo shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya...
Read moreDowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta dalka dibadiisa uqaaday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Shan ruux oo ay wehliyaan...
Read moreWasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cismaan ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ku magaacabay agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda, iyadoo guddiga shaqada iyo...
Read moreMuqdisho, 25 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in madaxda dalalka Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti ay isku soo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho