Guddoomiye Thaabit oo Qurbo joogta kula dardaarmay dib u dhiska dalka “SAWIRRO”
Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dawladda ayaa ka qayb galay wajiga 3-aad ee ololaha aragti wadaagga hiigsiga caasimadda oo maamulka gobolka Banaadir soo qabanqaabiyay. Qurbo joog Soomaaliyeed oo ka kala yimid...
Read more









