Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay tacsida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay tacsida Raiisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Kenya, Raila Amolo Odinga. Madaxweynaha ayaa uga tacsiyadeeyay shacabka iyo dowladda Kenya...
Read more











