Madaxweynaha oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka Dalka “SAWIRRO”
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta arrimaha dib u eegista Dastuurka Dalka, kaasi oo la filayo in dhawaan loo bandhigo dadweynaha...
Read more











